TACSI

Dadweynaha soomaaliyeed ee magaalada kolding waxa ay tacsi u diyarayaan Ilma Cali Xasan oo hooyadood Murayad Guled Shabel ku geeryootey todobaadkan magaalada kolding, Alle ha unaxariisto marxuumada qoyskeedii iyo ehelkii iyo dhamaan reer koldingna samir iyo Iimaan Alle haka siiyo aamiin.

Category