Wafti Uu hogaaminayo Wasiir ku-Xigeenka Arrimaha Dibedda Masar Bookhasho ku yimid Somaliland

Hargeysa(RH)Wefti balaadhan oo uu hogaaminayo Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibedda Dalka Masar Ambassador Hamdi Loza ayaa maanta Bookhasho ku yimid Somaliland .

ms1

Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibedda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee jamhuuriyadda Somaliland Cabdulqaadir Cumar Jaamac oo uu weheliyo Wasiir ku-xigeenka wasaaradda horumarinta caafimaadka Liibaan Yuusuf Cusmaan ayaa Waftigan ku soodhaweeyey Garoonka Diyaaraha  Cigaal International Airport ee Magaalada Hargeysa .

ms2

Wasaaradda Arrimaha Dibedda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee jamhuuriyadda Somaliland ayaa Sheegtey in Weftigani  booqasho dhawr Maalmood ah ku joogi doonaan dalka isla markaasina ay  ay kulamo iyo booqashooyin muhiima samayn doonaan Somaliland mudada ay ku suganyihiin Dalka

ms3mssmms

 

Category