War-Murtiyeed laga soo saaray kulankii Musharixiinta Madaxtinimada Soomaaliya

Muqdisho (RH)-Magaalada Muqdisho, waxaa maanta oo Khamiis ah lagu soo gabagabeeyay kulan u socday 12 musharrax ee u taagan doorashada madaxtinimada Soomaaliya ee horaanta sannadka 2021-ka.

Kulanka oo socday ku dhawaad todobaad, ayaa waxa laga soo saaray war-mrtiyeed ka kooban llaa 18 qodob.

Halkan Hoose ka akhriso War-murtiyeedka:

 

War murtiyeedka Warmurtiyeedka War murtiyeedka

Radio Hormuud

Studio 3

Mogadishu Somalia

Category