Denmark: Sharci cusub oo ajanabiga ku lid ah ayaa maanta la meelmariyey

Sharcigan ayaa gabi aanba badali doona qaabkii soo dhaweynta iyo sharciga loo siin jirey dadka soo galootiga ah.

 

Waxaa sooo saarey : Maxamed-amin Siyaad Cabdi

Waxaana inooga waramaya: Maxamed Cabdullahi Cabdi wahaab ( Macaane)