RH. Kolding : Waxaanu halkan idiinku soo badhigaynaa sidii xisbiyadu u kala heleen kuraasta baalamaanka yurub ee shalay loo codeeyay, anaka oo bar bardhigayna doorashadii 2014kii si aad u aragto xisbiyada wax u kordheen iyo kuwa wax ka dhaceen.
Venstre: afar kursi (+ 2 ayaa u kordhey)
Socialdemokraterne: saddex kursi ( waxba isma badallin)
SF: laba kursi (+ 1 ayaa u kordhey)
Dansk Folkeparti: hal kursi (- 3 ayuu lumiyey)
Radikale: Laba kursi (+ 1 ayaa u kordhey)
Konservative: Hal kursi ( isma badalin)
Enhedslisten: Hal kursi (+ 1 hal kursi )
Folkebevægelsen mod EU: waxba may helin (- 1 kursibey lumiyeen )
Alternativet: may soo gallin ( horena ugumey jirin)
Liberal Alliance: may soo gallin (horena ugumey jirin)
Diyaarinta: Maxamed-amiin Siyaad