Arrimaha baajiyay dad la raby in si qasab ah looga musaafuriyo Denmark

Kolding (RH)-Sida lagu sheegay warkii TV2 Denmark saaka ka baxay ilaa 34 kiis oo kusaabsan dad la rabay in qasab lagaga mastaafuriyo wadanka Denmark ayaa loo baajiyey sababo la xidhiidha amniga diyaaradda.

Halkan ka dhageyso