Heesaa Soomaali/Denish ah oo lagu xidhay Denmark

Dansk/Somalisk sanger Jamaika fængslet i Danmark

”Waxa aanu ku qabaney guri u dhow tuulada Hovborg oo ka tirsan degmada Vejen, wax dhib ahna
kalama aanu kulmin markii aanu fulinayney xadhigiisa ayuu yidhi Mr.Ole Aaman

Mr. Jamaika oo magaciisa saxda ahi yahey Sharmaarke Omar Ali oo jinsiyad ahaan ka soo jeeda
Soomaali kuna dhashey xaafada Findlandsparken ee magaalada Vejle.
Ole Aaman Waxa uu sheegay in booliisku kali ku ahaa raadinta iyo helitaankiisaba , waxa kale oo uu
sheegay in la xidhay ninkale oo 25 jir ah oo ku eedaysan in uu qariyey.Falka lagu gaysto midi waa dambi weyn sida uu sheegay Ole Aaman.


Sharmaarke waxa uu si gaar ah ugu caanbaxey heestiisa lagu magacaabo ’’Blodskudt’’
Taas oo laga dhageystey barta Spotify in kabadan 12 milyan oo jeer.