Denishkii ugu horreyay oo loo galliyey Wadne Macmal ah.

Copenhagen (RH):-Waa markii ugu horreysay ee taariikhda qof Denish ah loo galiyo wadne gabi ahaanba  baniiaadam uu sameeyey. Arrintan ayaa dhacdey todobaadkii hore sida uu war saxaafadeed ku sheegyay  cisbitaalka qaliinkan sameeyay oo ah kan ugu weyn Denmark oo ku yaala caasimada Copenhagen.

Halkan Hoose ka dhageyso