Obama oo Imandoona Magaaladan Kolding-Denmark

Tan iyo itii ay soo baxday in uu Kolding soo booqan doono madaxweynihii hore ee dalka Mareykanka Barak Hussein Obama iyo Xaaskiisa Micheal Obama waxaa ka jirta kolding xumad farxadeed waxaana tartan iyo hirdan loogu jiraa sidii loo helli lahaa tigidhada lagu gallayo goobta uu ka hadlayo.

 

Wareysi qaade: Maxamed-amin Siyaad Cabdi