Radiohormuud TV Live

posted on Monday, April 20th, 09

news image

Daawo Radiyoowga iyo Telefishinka Hormuud oo aanu si toos ah idiinkaga soo gudbindoono xarunta Radiohormuud ee Magaalada Kolding ee wadanka Denmark. waxaanu saaxiibayaal ku bilaabi doonaa barnaamijyadayada in aanu isugu kiin bedbadalno Radiyoowga oo toos ah, oo aad ku maqali doontaan barnaamijyadii idaacada hore uga baxay iyo kuwo cusub iyo waliba heeso xul ah , iyo mararka qaar oo aan ku nasandoono dhinaca TV ga oo maqal iyo muuqal ah. maamulka Radiohormuud





©Radiohormuud.dk ®All rights reserved