Somaliere blev frikendt efter voldtægtsanklager

RH Kolding: Nin darawal ah oo 52 jir ah ayaa lagu waayey eedeymo ah inuu  kufsaday gabadh dhallinyaro ah bas caasiya oo uu wade ka ahaa gudihiisa , baskan ayaa ahaa nooca loo yaqaan Flextrafik kana shaqeynayey magaalada