OLOLAHA DOORASHADA SWEDEN OO QAAB CASRIYA U BILAABANTAY

Xisbiyadii oo bilaabey in ay bulshada laga tirada badanyahay meel fagaaro ah kala hadasho si ay siyaasadooda ugu soo bandhigaan codkoodana kasbadaan.