Denmark: Xog iyo xaqiiqooyin ku saabsan xanuunka COVID-19

RH:  Xogaha ugu dambeeyey ee xaalada xanuunka COVID-19  ee wadanka Denmark waa sidan 

 

  1. 1.Waxa uu ilaa hada xanuunku soo gaadhey oo la xaqiijiyey 960 qof.
  2. 2.Waxaa cisbitaal la dhigey 82 qof.
  3. 3.waxaa aad u liita oo lala tacaalayaaa 18 qof.
  4. 4.Waxaa xanuunka u geeryoodey 4 qof oo waayeel ah.
  5. 5.Waxaa ilaa hada baadhitaan lagu sameeyey 6682 qof.

 

vgh

 

Astaamahan hadii aad isku aragto raadso dhakhtar oo is baadh.

  1. 1.Qufac qalalan
  2. 2.Xumad
  3. 3.Qaadashada hawada oo ku dhibta
  4. 4.Yalaalugo iyo shuban.
  5. 5.Muruqyada oo ku xanuuna.
vcfg

Xogta warkan waxaanu ka soo xiganey wasaarada caafimaadka ee Denmark

Waxaa diyaariyey: Mohamed-amiin Siyad Abdi

Category