Natiijada doorashada guddoonka baarlamaanka Galmudug oo lagu dhawaaqay

Waxaa hadda lagu dhawaaqay natiijada doorashada guddoonka baarlamaanka maamulka Galmudug oo hadda lasoo gabagabeeyay tirinta codadka.

Waxaana ku guuleystay xildhibaan Nuur Maxamed Gacal oo helay codad gaarayo 54 cod halka Cabdinaasir Aadan Cismaan uu helay 34 cod.

Waxaa hadda lagu dhawaaqay in Dr Nuur Maxamed Gacal uu yahay guddoomiyaha cusub ee baarlamaanka maamulka Galmudug.

Category