Reer Cabdinuur waxaa ku soo haray murugo iyo niyad jab weyn ka dib markii lasii daayey ragii xidhnaa:- Waa Khaayimiin isu kaashadey dembiga.

RH: Tan iyo dhamaadkii bishii Ogosto, Najmo Maxamed Ismaaciil oo 25 jir ah iyo Faadumo Maxamed Ismaaciil oo 30 jir ah ayaa joogey  dhammaan maalmihii maxkamadda socotey kiiska dacwadda dilka walaalkood Cabdinuur oo in ka badan laba sano ka hor lagu dilay wadada Egeparken ee xaafada Vollesmose ee degmada Odensa ee wadanka Denmark.

Waxay ka murugoodeen, aadna uga xumaadeen in kiisku ku dhammaado in ragii uxidhnaa ay maxkamadu siidaso kadib kolkii cadeyn lagu waayey.

Category