Reer Kolding oo Tacsi diraya

RH. Kolding: Guud ahaan Jaaliyada Soomaalida ee magaalada Kolding-Denmark waxa ay iyaga oo ka tiiraanyeysan halkan tacsi uga dirayaan qoyskii iyo qaraabada uu ka baxey odey Khalif Mohamud Guleed oo maanta ku geeryoodey cibitaalka Magaalada Kolding. 

Ilaahey marxuunka dambigiisa hadhaafo, kitaabkiisa middigta ha uga dhiibo Jannatul Firdowsna haku casuumo, aamiin.

Qoyskii uu kabaxeyna ilaahey samir iyo Iimaan haka siiyo.

Category