Goobaha ganacsiga ee ku yaalla waddada dabka oo laga cabsi qabo in ay xirmaan

Muqdisho (RH)-Ganacsatada is kaleh goobaha ganacsiga ee ku yaalla wadadda ugu mashquulka badan Muqdisho, ee dabka ayaa ka cabsi qaba in ay ganacsigooda uu xirmo, kaddib markii ciidamada ammaanka ay xireen wadooyinka soo gala goobahaas, kaddib markii ay qaraxyo ka dhaceen.

Goobahan ganacsi ayaa u dhow bara koontrool oo laga waardiyeeyo madaxtooyada Soomaaliya kuwaasoo horrey Al-Shabaab u weerartay.

Halkan ka dhageyso