RH: Warbixin ay daabacday warbaahinta Bild, ayaa sheegtay in Axaddii la soo dhaafay, afar dhallinyaro Soomaali ah oo da’doodu u dhaxayso 15 ilaa 17 sano jir, lagu qabtay jasiiradda Usedom ee gobolka Mecklenburg-Vorpommern, iyagoo aan haysan wax dokumentiyo ah. Waxay sheegeen inay safar dheer ku soo mareen Moscow iyo Minsk si ay Jarmalka u soo galaan. Saddex ka mid ah dhallinyaradaas ayaa dib loogu celiyay Poland, maadaama aan loo aqoonsan inay yihiin carruur kaligood safar ku yimid; midka afraadna waxaa loo gudbiyay hay’adda daryeelka carruurta ee Vorpommern-Greifswald.
Warar
March
27
/2025
March
18
/2025
March
18
/2025
March
15
/2025
Pagination
- Previous page
- Page 7
- Next page