Komishanka Xuquuqal iinsaanka Jsl Oo Walaac ka Muujiyey 35 Hablood Oo ku xidhan Xabsiga Gabiley

Hargeysa(RH):-Komishanka Xuquuqal iinsaanka Somaliland ayaa walaac xoogan ka muujiyey xaalada 35 Hablood oo mudo ku  xidhan Xabsiga Magaalada gabiley kuwaasi oo 26 June  laga soo xidh-xidhay Magaalada Boorama ee xarunta gobolka Awdal ilaa hadana aan Maxkamad la horgeyn.

Komishanka Xuquuqal iinsaanka Somaliland ayaa sheegay in hablahaasi ay ku xidhan yihiin goob cidhiidh ah .

ko

 

Category