Tirinta codadka Doorashooyinka Wakiilada iyo Deegaanka Somaliland Oo Socota

Hargeysa(RH)Waxaa shalay si habsami leh u soo idlaatay doorashadii goleyaasha Wakiilada iyo deegaanka  Somaliland, iyadoo dadweynuhu ay sugayaan ku dhawaaqista natiijada hordhaca ah.

Guddiga doorashooyinka qaranka Somaliland ayaa soo gaba-gabeeyay tirinta codadka doorashada ee gobollada qaar,

Bulshada Somaliland ayaa saacadihii ugu dambeeyey aad ugu dhegtaagaysay ku dhawaaqista natiijooyinka hordhaca ah ee Doorashooyinka Goleyaasha Wakiilada Iyo Deegaanka  Somaliland.

Ilaa iyo hadda ma jirto saadaal rasmi ah oo ku aaddan xisbiga la filaayo inuu ku guuleystay aqlibiyadda kuraastii loo tartamay.

 

Category