Madaxweynaha Somaliland Iyo Weftigii Uu Hoggaaminayey Oo Dalka Dib Ugu Soo Laabtay

Hargeysa(RH):-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi iyo weftigii uu hoggaaminayey ee safarka shaqo ugu maqnaa dalka itoobiya ka dib markii ay marti-qaad rasmi ah  ay ka heleen ra’isul wasaaraha dalka itoobiya Abiy Ahmed ayaa  maanta dalka dib ugu soo laabtay.

erwq

Madaxweynaha Somaliland Iyo Weftigiisa ayaa ka soo degay garoonka diyaaradaha ee Cigaal International Airport ee magaalada hargeysa, waxana halkaasi si diiran ugu   soo dhaweeyey Madaxweyne ku xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland, xubno kamid ah golaha wasiirrada, taliyayaasha ciidamada kala duwan ee dalka, Xildhibaanada Sadexda gole qaran salaadiin, siyaasiyiin iyo xubno xukuumadda ka tirsan.

gsdddfrreeewfrrssfreopssfff

 

Category